Dinutvei.no Logo Nasjonal veiviser
ved vold og overgrep

Meesha laga bilaabo markii aad u baahantahay caawin dhacdada rabshada iyo xad gudubka?

spørsmålstegn tegnet på vind

Haddii adiga iyo/ama canugaaga aad tihiin dhibnayaasha rabshada ee lamaanaha, xubin qoyska ah ama dadka kale, waad heli kartaa caawin.

Dhammaan soo jeedinada kore oo dhan waa meel suurtogal ah ee laga bilaabo markii aad caawin u baahantahay. Waxay ku xirantahay cida aad tahay, waaya aragnimadaada, iyo xaalada aad ku jirtid, waxay aad kuugu haboonaan kartaa inaad ku bilowdid meel kale. Midigta, waxaan ku qornay meelaha kale ee aad caawin ka heli kartid.