Ma dhufutaa lamaanahaaga? Ma xanaaqsantahay, ugu hanjabayo ama rabshada qaababka kale ee ku aadan kuwa adiga kuu dhow? Ururka Badelka ee Rabshada (ATV) wuxuusii …
Miyaa lagula dhaqmay rabshada lamaanahaaga, ama aad ku jirtay waqtiga la soo dhaafay? Ku saabsan adeega Adeega ATV waxaa ugu horeyntii loogu tallogalay kuwa gey …
Maka baqeysaa in laga yaabo inaad sameysid xadgudubka galmada? Ma rabtaa inaad baratid sida loo xakameeyo soo jiidashadaada ee carruurta? “Waad heli kartaa caaw …
Waxay noqon kartaa buux dhaaf in caawin la raadiyo sida ay sababtay rabshada iyo xadgudubka galmada. Halkaan waa dhoor soo jeedino oo meesha aad ka bilaabi kart …
Ma u xanaaqdaa si dhaqsi ah, si fudud u murugootid oo aad dhibaatooyin ku qabtid xakameynta caradaada? Miyaad ugu hanjabtay ama sameysay falalka rabshada ku aad …
Hoyga masiibada waxay halkaas u joogaan kuwa ahaa dhibanaha rabshada ama xadgudka lamaanaha, xubinta qoyska ama qof kale ee iyaga u dhow. Hoyga waxay bixisaa il …
Miyaa la kulmeysaa dhibaatooyinka lamaane rabshoole ah, miyaad la kulantay xadgudub, ama aad la kulmeysaa nooc walba oo rabshada qoyska ah? Miyaad isku dayaysaa …
Ma tahay canug kula kulmayo dhibaatooyin guriga, ama ma tahay qof weyn oo ka walaacsan wax ku saabsan carruurta iyo qofka da’da yar? Adeega Daryeelka Carruurta …
Ma jiraan dood badan iyo carqalada guriga? Ma leedahay jaal rabshad ama miyaad lagula kacag xad gudubka galmo? Miyaad la kulantay rabshad u dhaxeyso waaladiinta …
Miyay jiraan muran badan iyo carqalad guriga ah? Ma qabtaa dhibaatooyinka xakameynta xanaaqaaga, ama maku dhacday lamaanahaaga ama xubin kaloo qoyska rabshad am …
Notifications