Dinutvei.no Logo Nasjonal veiviser
ved vold og overgrep

Waa maxay Badelka ee Rabshada (ATV)?

Alternativ til Vold tilbyr behandling til voldsutøvere, både menn og kvinner

Ma dhufutaa lamaanahaaga? Ma xanaaqsantahay, ugu hanjabayo ama rabshada qaababka kale ee ku aadan kuwa adiga kuu dhow? Ururka Badelka ee Rabshada (ATV) wuxuusiiyaa xalin dambiilayaasha, labadaba ragga iyo dumarka.

Adeega meesha ATV waxaa ku jiro wada sheekeysiga shaqsiga iyo xalinta kooxda.

Dhammaan xafiisyada waxay raacaan hagidaha fayraska korona oo gabi ahaan waa badbaado in la isticmaalo.

Haddii aad jeclaan laheyd inaad heshid daaweyn, waxaad weydiin kartaa GP-gaaga ama xirfadle kale ee kuu gudbinayo, ama waxaad la xiriiri kartaa ATV nafsadaada. Haddii ATV aysan u suurtogaleyn inay ku siiyaan caawinta aad u baahantahay, waxaa laguu gudbin karaa adeeg kale.

Daawo fiidiyahaan ku saabsan la xiriirida ATV:

 

Inta badan daaweeyayaasha ATV waa cilmi nafsiilayaal. Shaqaalaha waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga oo waa laga illaaliyaa la wadaagida warbixin walba ee adiga kugu saabsan dadka kale iyada oo aan jirin ogolaanshahaaga hore illaa ay jiraan halis dhow oo in qof la waxyeelo. Turjubaanka waa la bixin karaa markii ay muhiim tahay.

Inta badan xafiisyada waxay u baahanyihiin lacag bixinta adeega, inkastoo qaarkood ay bilaash yihiin.

Liiska adeegyada ATV ee gudaha Norway.

Qaar ka mid ah xafiisyada ATV sidoo kale waxay siiyaan adeegyo dhibanayaasha rabshada iyo carruurta kula nool rabshad qoyska.

ATV waa urur, helayo maalgelinta dowlada ee ka imaaneyso dowladaha dhexe iyo deegaanka, sidoo kale sida ka imaato deeqaha iyo illaha kale.

 

Xiriirka

Websaydka ATV

I-meelka: post@atv-stiftelsen.no