Miyaad la kulantay rabshad, xadgudubka galmada, weerarka ama xadgudubyada kale ee dambiilaha, oo aad soo wargelisay, ama miyaad tixgelineysaa inaad sidaas samey …
Miyaad ku jirtaa xaalad nolol adag? Kadib waxaad ka soo wici kartaa lambarka bilaashka ah ee Qadka caawinta 116 123. Qadka caawinta waa adeeg loogu tallogalay q …
Hoyga masiibada waxay halkaas u joogaan kuwa ahaa dhibanaha rabshada ama xadgudka lamaanaha, xubinta qoyska ama qof kale ee iyaga u dhow. Hoyga waxay bixisaa il …
Miyaa la kulmeysaa dhibaatooyinka lamaane rabshoole ah, miyaad la kulantay xadgudub, ama aad la kulmeysaa nooc walba oo rabshada qoyska ah? Miyaad isku dayaysaa …
Miyaad aheyd dhibanaha kufsiga, ama malaha ogow qof ahaa dhibanaha kufsiga? Xarunta Illaha DIXI ee kufsiga dhibanayaasha waa adeeg bilaash u ah dumarka iyo ragg …
Meesha xarunta Nok. iyo xarumaha loogu tallogalay dhibanayaasha galmada dadkaan isgeynin iyo xadgudubka galmada (SMISO), dadka ku dhacday xadgudubka galmada wax …
Xarumaha la talinta waxay siiyaan adeegyada la talinta kuwa la xiriiro qof la dhibaatoonayo xadgudubka maandooriyaha, arimaha caafimaadka damiirka ama kuwa ku j …
Ahaanshaha qaraabada qof qabo jiro daran ama curyaannimo wuxuu noqon karaa dalab oo la micna ah inaad sidoo kale taageero u baahantahay. Ma jiraan qilaaf u dhax …
Miyaad la kulantay rabshada lamaane kuu dhow oo wiil saaxib ama miyuu saaxib ku kufsaday – malaha qof bulshadaada ah? Xarunta Illaha Kaniisada ee ku aadan ururk …
Marintaanka ama la kulanka fal dambiyeed, sida falka rabshada ama weerarka galmada, waxay noqon kartaa dhibaato cabsi leh. Haddii ay tahay inaad ku marqaati kac …
Notifications