Ma rabtaa inaad u weydiisid dambiilaha rabshada ama weerarka adiga kugu aadan su’aalo badbaado ah iyo goob la kormeeray? Ama ma rabtaa inaad u sheegtid qofka wa …
Miyaad la kulantay rabshad, xadgudubka galmada, weerarka ama xadgudubyada kale ee dambiilaha, oo aad soo wargelisay, ama miyaad tixgelineysaa inaad sidaas samey …
Miyaa laguu geystay rabshad, kufsi ama qaabab kale oo weerarka galmada oo ma u baahantahay inaad ka shaqeysid waxaad la kulantay? Degmooyinkoo dhan waxay leeyih …
Haddii ay jiraan sawiro onleen ah, filmo ama warbixin adiga kugu saabsan ee aad jeclaan laheyd in laga saaro, waxaad ka heli kartaa tallo iyo taageero Slettmeg. …
Miyaa lagula dhaqmay rabshada lamaanahaaga, ama aad ku jirtay waqtiga la soo dhaafay? Ku saabsan adeega Adeega ATV waxaa ugu horeyntii loogu tallogalay kuwa gey …
Waxay noqon kartaa buux dhaaf in caawin la raadiyo sida ay sababtay rabshada iyo xadgudubka galmada. Halkaan waa dhoor soo jeedino oo meesha aad ka bilaabi kart …
Hoyga masiibada waxay halkaas u joogaan kuwa ahaa dhibanaha rabshada ama xadgudka lamaanaha, xubinta qoyska ama qof kale ee iyaga u dhow. Hoyga waxay bixisaa il …
Miyaa la kulmeysaa dhibaatooyinka lamaane rabshoole ah, miyaad la kulantay xadgudub, ama aad la kulmeysaa nooc walba oo rabshada qoyska ah? Miyaad isku dayaysaa …
Ma tahay canug kula kulmayo dhibaatooyin guriga, ama ma tahay qof weyn oo ka walaacsan wax ku saabsan carruurta iyo qofka da’da yar? Adeega Daryeelka Carruurta …
Ma jiraan dood badan iyo carqalada guriga? Ma leedahay jaal rabshad ama miyaad lagula kacag xad gudubka galmo? Miyaad la kulantay rabshad u dhaxeyso waaladiinta …
Notifications