Dinutvei.no Logo Nasjonal veiviser
ved vold og overgrep

Waa maxay Slettmeg.no?

ung jente i et mørkt rom fremfor en bærbar pc

Haddii ay jiraan sawiro onleen ah, filmo ama warbixin adiga kugu saabsan ee aad jeclaan laheyd in laga saaro, waxaad ka heli kartaa tallo iyo taageero Slettmeg.no.

Slettmeg.no waa adeeg tallo iyo hagid ee loogu tallogalay kuwa dareema in onleenka loogu xadgudbay.

Adeegaan waa bilaash oo wuxuu kaa caawin karaa kuwa soo socdo

  • la kulmida qofka (dadka) masuulka ka ah daabicida warbixin aadan rabin ee adiga kugu saabsan
  • la kulmida dadka leh/ka howlgala boggaga websaydka ee wataa warbixinta
  • ku deeqida caawinta farsamada oo bixiyaa tallada qaabka ugu wanaagsan ee loo sii wado ka saarida warbixin aan la rabin

Websaydka sidoo kale wuxuu leeyahay maqaalo, tilmaamao iyo hagido ku siinayo tallooyin wax ku ool ah oo sida loo tiro warbixinta.

Slettmeg.no waxay ka jawaabeysaa i-meelada iyo wacitaanada taleefonka, sidoo kale sida foomkooda xiriirka ama warbaahinta bulshada.

Shaqaalaha ka shaqeynayo Slettmeg.no aqoon ayay u leeyihiin wax ku saabsan amniga warbixinta oo si sareyso ayay waayo arag u yihiin. Slettmeg.no ayaa kaashato TeliaSonera oo waa mid ka mid ah adeegyada ay bixiyaan Xarunta Noorweeyaanka ee loogu tallogalay Amniga Warbixinta (NorSIS).

Xiriirka

Slettmeg.no

Teleefonka: 911 29 39

I-meelka: hjelp@slettmeg.no or contact form