Qadka caawinta VO – Qadka caawinta Rabshada Qoyska Qaranka Norway iyo xadgudubka galmada 116 006 – waxay u furantahay qof walba ee ay saameyso rabshada qoyska a …
Qadka caawinta dhibanayaasha xadgudubka galmada waa adeeg taleefon ee loogu tallogalay carruurta iyo dadka weyn. Ku saabsan adeega Qadka caawinta dhibanayaasha …
Miyaad lagula dhaqmay rabshad ama xadgudubka galmada oo aad la yaabantahay waxa ay xaquuqahaaga yihiin? Haddii ay sidaas tahay, waxaad la xiriiri kartaa Tallada …
Miyuu qof ka tirsan qoyskaaga rabaa inuu go’aansado cida ah inaad guursatid? Maka cabsaneysaa in laguugula kaco gudniinka xubinta dumarka? Qadka caawinta Laanqe …
Miyaad aheyd dhibanaha kufsiga ama weerarka kale ee galmada? Waxaad ka heli kartaa qofaad la hadashid oo aad ka heshid caawinta caafimaadka ee xarunta weerarka. …
Ma tahay dumar ka socdo taariiqda dadka laga tiro badanyahay ee lagula kacay rabshad ama xadgudubka galmada? Waxaad la xiriiri kartaa Xarunta MiRA, taasoo ka sh …
Dhibtaato ma kaa haysataa xakamaynta cadhadaada oo miyaa laguu hanjabaa, cadhootaa ama daalansantahay? Rugta caafimaadka carruurta iyo adeega caafimaadka dugsig …
Ma waxa aad ku jritaa xaalad adag? Markaas waxaad wici kartaa Hjelpetelefonen lambarkeeda bilaasha ah 116 123. Hjelpetelefonen waa adeega qof kasta oo u baahan …
Ma lagu weeraray, ama ma la kullantay dagaalan guriga ah? Rugta caafimaadka carruurta iyo adeega caafimaadka dugsigu waa bilaash iyo adeeg bilaash ah ee carruur …
Haddii aad aheyd dhibanaha dambiga halista ah, waxaad u qalmi kartaa caawin bilaash ah oo ka socoto qareenka gargaarka sharciga. Haddii aad aheyd dhibanaha rabs …
Notifications