Dinutvei.no waxay rabtaa inay caawiso: Websaydka wuxuu siiyaa dadka weyn oo kuma jiraan carruurta iyo dhalinta ka hooseeyo 16. Waxaan si kastaba rajeyneynaa in …
Ma rabtaa inaad u weydiisid dambiilaha rabshada ama weerarka adiga kugu aadan su’aalo badbaado ah iyo goob la kormeeray? Ama ma rabtaa inaad u sheegtid qofka wa …
Miyaad la kulantay rabshad, xadgudubka galmada, weerarka ama xadgudubyada kale ee dambiilaha, oo aad soo wargelisay, ama miyaad tixgelineysaa inaad sidaas samey …
Miyay kugu dhacday rabshad iyo xadgudub, midkood dhawaan ama muddo ka hor? Booliska waxay bixin karaan tallo iyo hagid, helaan wargelinada dambiga oo qiimeeyaan …
BASIS – barnaamijka daaweynta ee maxbuusta cabsiga ku jirto ee lagu xukumay dambiyada galmada BASIS waa barnaamij qaran, iyo daaweynta waxay bilaabataa adiga oo …
Halkaan waa adeegyada taageerada ugu muhiimsan oo bixin karo caawin iyo taageero la xiriirto rabshada qoyska iyo cawaaqiibahooda. Dad badan ee la xiriiro dinutv …
Miyaa laguu geystay rabshad, kufsi ama qaabab kale oo weerarka galmada oo ma u baahantahay inaad ka shaqeysid waxaad la kulantay? Degmooyinkoo dhan waxay leeyih …
Miyaad u hanjabtay, ma rabshoole miyaa tahay ama miyaad galmo ahaan weerartay lamaanahaaga, carruurta ama dadka kale ee kuu dhow? Markaa waxaad qabtaa dhibaato …
Miyaad ku jirtaa xaalad nolol adag? Kadib waxaad ka soo wici kartaa lambarka bilaashka ah ee Qadka caawinta 116 123. Qadka caawinta waa adeeg loogu tallogalay q …
Haddii ay jiraan sawiro onleen ah, filmo ama warbixin adiga kugu saabsan ee aad jeclaan laheyd in laga saaro, waxaad ka heli kartaa tallo iyo taageero Slettmeg. …
Notifications