Miyaad la kulantay rabshad, xadgudubka galmada, weerarka ama xadgudubyada kale ee dambiilaha, oo aad soo wargelisay, ama miyaad tixgelineysaa inaad sidaas sameysid?
Waa maxay Xarunta Taageerada ee Dhibanayaasha Dambiga?

Miyaad la kulantay rabshad, xadgudubka galmada, weerarka ama xadgudubyada kale ee dambiilaha, oo aad soo wargelisay, ama miyaad tixgelineysaa inaad sidaas sameysid?
Miyay kugu dhacday rabshad iyo xadgudub, midkood dhawaan ama muddo ka hor? Booliska waxay bixin karaan tallo iyo hagid, helaan wargelinada dambiga oo qiimeeyaan haddii illaalo loo baahanyahay.
Marintaanka ama la kulanka fal dambiyeed, sida falka rabshada ama weerarka galmada, waxay noqon kartaa dhibaato cabsi leh. Haddii ay tahay inaad ku marqaati kacdid ka bacdi waxa dhacay, waxaad u arki kartaa murugo iyo dhibaato. Xaalado noocaas ah, adeega taageerada marqaatiga waxay bixiyaan la tallin iyo hubaal siinta taageero iyo tallo.
Miyaad lagula dhaqmay rabshad ama xadgudubka galmada oo aad la yaabantahay waxa ay xaquuqahaaga yihiin? Haddii ay sidaas tahay, waxaad la xiriiri kartaa Tallada Sharciga ee Dumarka (JURK).