Dinutvei.no Logo Nasjonal veiviser
ved vold og overgrep

www.littsint.no – illaha maareynta xanaaqa onleenka ah ee loogu tallogalay waaladiinta

Littsint.no -

Sinaba ma u xanaaqdaa oo aan la qiyaasi karin oo jahwareer ku ah canugaaga? Waxaad ka faa’idi kartaa e-book Foreldreveileder i sinnemestring (hagida waaladiinta ee maareynta xanaaqa) lagu daabacay www.littsint.no.

Websaydka www.littsint.no, iyo e-book bilaashka ah iyo app-ka mobeelka casriga ah waxay caawin u tahay is caawinta waaladiinta ee raba inay ka baxaan wareegtada xanaaqa/jirka iyo xadgudubka hadalka oo waxyeeleyso canuga ama cabsi gelineyso lamaanaha. E-book Foreldreveileder i sinnemestring (hagida waalidka ee maareynta xanaaqa) waxaa loo heli karaa in lagu dajisto si bilaash ah oo wuxuu wataa 10 fiidiyo ee kulanka daaweynta maareynta xanaaqa. Fiidiyowyada waxay soo bandhigayaan nooca maareynta xanaaqa oo si wanaagsan loo qoray oo qodobada hoose illaa dhulka.

Websaydka littsint.no sidoo kale wuxuu bixiyaa ciwaano adeegyada kale ee daaweynta.

Websaydka waxaa sidoo kale lagu helayaa af Ingiriis, Carabi, Urdu, Soomaali, Isbaanish, Boolish iyo Wuqooyiga Sami.

Websaydka iyo e-book waxaa aasaasay cilmi nafsiilaha Steinar Sunde ee xafiiska adeegyada daryeelka qoyska ee Molde, iyo taageerada Agaasinka Arimaha Carruurta, Dhalinyarada iyo Qoyska.