Qadka caawinta VO – Qadka caawinta Rabshada Qoyska Qaranka Norway iyo xadgudubka galmada 116 006 – waxay u furantahay qof walba ee ay saameyso rabshada qoyska a …
Qadka caawinta dhibanayaasha xadgudubka galmada waa adeeg taleefon ee loogu tallogalay carruurta iyo dadka weyn. Ku saabsan adeega Qadka caawinta dhibanayaasha …
Miyuu qof ka tirsan qoyskaaga rabaa inuu go’aansado cida ah inaad guursatid? Maka cabsaneysaa in laguugula kaco gudniinka xubinta dumarka? Qadka caawinta Laanqe …
Inay kugu dhacdo rabshad waxay sababi kartaa baahida daryeelka caafimaadka maskaxda. Haddii aad tahaya qaraabo ama daryeele, waxaad ka heli kartaa tallo iyo caa …
Notifications