Hoyga masiibada waxay halkaas u joogaan kuwa ahaa dhibanaha rabshada ama xadgudka lamaanaha, xubinta qoyska ama qof kale ee iyaga u dhow. Hoyga waxay bixisaa illaalo, tallo iyo hagid dumarka, ragga iyo carruurta.
Waa maxay hoyga masiibada?

Hoyga masiibada waxay halkaas u joogaan kuwa ahaa dhibanaha rabshada ama xadgudka lamaanaha, xubinta qoyska ama qof kale ee iyaga u dhow. Hoyga waxay bixisaa illaalo, tallo iyo hagid dumarka, ragga iyo carruurta.
Miyay kugu dhacday rabshad iyo xadgudub, midkood dhawaan ama muddo ka hor? Booliska waxay bixin karaan tallo iyo hagid, helaan wargelinada dambiga oo qiimeeyaan haddii illaalo loo baahanyahay.